ITOOBIYA: MUCAARADKA OO SHEEGAY IN 70,000 XABSIYADA OROMIYA KU JIRAAN.

Demonstrators chant slogans while flashing the Oromo protest gesture during Irreecha, the thanksgiving festival of the Oromo people, in Bishoftu town, Oromia region, Ethiopia, October 2, 2016. REUTERS/Tiksa Negeri

ADDIS ABABA – Xubin ka mid ah ururka OFC ee Oromada, Mulatu Gemechu, ayaa sheegay in maxaabis gaadhaysa 70,000 ay ku jiraan xabsiyo iyo meelo kale oo ku yaal gobolka Oromada.

Xogta uu Mulatu bixiye ayaa jawaab u ah war ay dawladu ku sheegtay in ooda lagaga qaaday 10,000 oo maxabiis oo qayb ka ahaa dadkii loo qaqabaty qulqulatooyinkii dhawaan ka dhacay gobolka. Xukuumada ayaa sheegaty in maxabiista la sii daaye kadib markii loo caqli-celiye.

Siyasiga Oromada ah ayaa sheegay in xabsiyada Oromiya ay buux-dhaafeen kadibna maxabiista lagu xidho goobo gaar ah oo ka baxsan jeelasha.

Dalka ayaa weli ku jira xaalad degdeg ah oo lagu soo rogay bishii Oktoobar iyada meelaha qaarkood ay weli ay ka jiraan rabshado iyo dagaalo ay jabahado wadaan.

F.G: xuquuqda warka waxaa iska leh Somaliste.com oo soo diyaarisay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com