Anagoo ah jaaliyadda u dhalatay Dagmada XARSHIN ee qorba jooga ah kuna barbaartay Harshin ee hoose ku qoran waxaanu hambalyo halkan halkan uga soo diraynaa bulsha weynta reer Harshineed ee dadaalka weyn ku hirgelieyey inay ubadkood u dhisaan dugsi sare oo ka baahi tiray inay ka baajiyaan ubadkoodii marka ay dhamaystaan dugsiga dhexe meel kale u tegi jiray waxbarashada dugsi sare ,taas u degaanka u lahayd inuu waalidku daba guuro ubadka waxbarashada meel kale u tagay.Waa mahad alle haddi ay maanta bulshado baajisay hayaanka waxbarashada oo maanta deegaanku ka soo kaban doono dhibaatadii uu hayaanku u gaystay.
Waxaanu hambalyo taas la mid ah u diraynaa cid kasta oo kaalmo ka gaysatay hirgelin dhismaha iyo furitaankii dugsiga.
Waxaanu hambalyo qiimo badan u soo tabinaynaa waftigii maamulkii maamulka soomalida ee dhawaan soo maray "Sweden iyo UK" oo uu hogaaminayey Gudoomiyaha xisbiga mudane Cabdifataax Sheekh Cabdulaahi ee hirgeliyey balankii ay u qaadeen jaaliyadda Harshineed ee Sweden iyo UK markii ay kulmeen.Waxaanu isagoo mahadsan Wasiirka Waxbrashada inuu noo fuliyo inuu dugsiga u naqaynayo macallimiin aqoon iyo tayo leh.
SWEDEN
1. Abdillahi Fidaar Siciid
2. Abdulqaadir Mahamuud Xarbi
3. Abdirahman Said Aw Hassan
4. Ahmed Ibrahim Abdi
5. Abdillahi Farah Abdi
6. Ahmed Abdillahi Cilmi
7. Ismail Ibrahim Gulaid
8. Omer Abulqadir Saleh
9. Mohamed Abdillahi Fidaar
10.Amran Abdillahi Fidaar
11.Anisa Abdillahi Fidaar
12.Khalid Omer Abdulqadir
13.Abdiraxman Mohamoud Abdulqadir
14.Ismail Shufeec
15.Abdulkariim Geelqaad
16.Ali Looyar Samaale
17.Mohamed caaqil Yare
18.Ahmed Yusuf Kiijiye
19,Waliid Omer Abdulqaadir
20.Khadra Omer Abdulqadir
21.Hibo Omer Abdulqaadir
UNITED KINGDOM
1. Abdi Good Faruur
2. Yacquub Jibril Abdi
3. Ibraahim Ahmed Awad
4. Abdiraxman Bowdari
5. Mustafa Jama Muse
6. Badri Muse Jama
7. Olaad Ibrahim Jeedalyare
8. Said gaboobe
9. Rashid Gaas
10.Khadar Mohamed Muse
11.Nimco Mohamed Muse
12.Abdulla Xashi
13.Mohamed Ahmed Aw xassan
14.Hibaad Ahmed Aw Hassan
15.Xaliimo Abdillahi Gondar
16.Naado Abdillahi Gondor
17.Khadra Abdillahi Gondarr
18.Mustafa Ahmed Muhumed
19.Deeqa Ahmed Muhmumed
20.Abdifataax M.A. Fidaar
21.Abdiraman Abdillahi Fidaar
22.Hibo Abdillahi Fidaar
23.Abdirazaq Abdillahi Fidaar
24.Abdulcasis Abdillahi Fidaar
25.Naciima Adan M. Fidaar
26.Nuura Adan M.Fidaar
27.Abdi Mohamed Fidaar
28.Nur Mohamed Fidaar
29,Ali Mohmed Muhumed
Allaa Mahad leh.
Cabdillahi Fidaar Siciid