Koobka kubada cagta ee wadamada Afrika oo ka bilowday dalka Angola sandkan ayaan taariikhdiisii idiin soo bandhigayna. Waxa hoos ku qoran wadamadii ku guulaystay koobka iyo sanadihii la qabtay. Wadamada magaacdooda la galiyeey qaansada ( ) waa kuwa martigaliyey ee dalkooda lagu ciyaaray.
1957 - Egypt (Sudan)
1959 - Egypt (Egypt)
1962 - Ethiopia (Ethiopia)
1963 - Ghana (Ghana)
1965 - Ghana (Tunisia)
1968 - Congo-Kinshasa (Ethiopia)
1970 - Sudan (Sudan)
1972 - Congo (Cameroon)
1974 - Zaire (Egypt)
1976 - Morocco (Ethiopia)
1978 - Ghana (Ghana)
1980 - Nigeria (Nigeria)
1982 - Ghana (Libya)
1984 - Cameroon (Ivory Coast)
1986 - Egypt (Egypt)
1988 - Cameroon (Morocco)
1990 - Algeria (Algeria)
1992 - Ivory Coast (Senegal)
1994 - Nigeria (Tunisia)
1996 - South Africa (South Africa)
1998 - Egypt (Burkina Faso)
2000 - Cameroon (Ghana and Nigeria co-hosts)
2002 - Cameroon (Mali)
2004 - Tunisia (Tunisia)
2006 - Egypt (Egypt)
2008 - Egypt (Ghana)
Fiiro gaar ah: Congo-Kinshasa ayaa horey loogu yaqaanay "Zaire", iyada oo hadda loogu yeeddho "Democratic Republic of Congo"
editor@somalistate.com