Bogga Hore ku noqo
Somaliherald
CakaaraNews
Xaajo
Kilil5
Eegga
Ogaden-online
Ogadennet
Wabishabeele
Afdheer
Somaliwide
Ogadeninfo
Qorahay
Qabridaharre
Jigjiga-net
Dhanaan
Wardheernews
BBCSoomaali
VOASomali
Goldogob
Hiiraan
HornAfrik Online
Horseednet
Radio Daljir
Radio Garowe
Radio Midnimo
RamaasSoftware
Laascaanood
MasjidShaafici
Marka Caday
Mudug Online
Puntlandpost.com
SomaliCity
Somalilandnet
Somalinet
Somalitalk
Allpuntland
Somaliweyn
Wayaha.com

 

 

 

 

 
XUBNO KA-TIRSAN JABHADA XOREYN-TA OROMADA EE OLF, OO HUBKII DHIGAY ISUNA SOO DHIIBAY DAWLADA ITOOBIYA.
Posted to the Web Jan 14, 19:33

OLF rebelsTiro la sheegay inay kor u dhaaftay 70-xubnood oo kamid ah jabhada OLF ee Qowmiyada oromada yaa asbuucii u danbeeyay isu soo dhiibay dawlada itoobiya, iyaga oo kasoo xaroodey xuduuda dalku la wadaago wadanka Kenya ee deriska ah.


Xubin u hadlay dawlada yaa sheegay in maalintii shalay ay xubno badan oo ka tirsan jabhada xoraynta Oromada ee OLF, ay sameeyeen hub dhigis una soo xaroodeen dhanka dawlada, dhacdadan yaa kusoo hagaagtay wakhti itoobiya looga diyaargaroobayo doorashada baarlamaanka heer qaran iyo heer deegaano ee la filayo inay bilaabanto 23-may-2010.


Gudoomiyaha mooyale ee kenya DC Joshua Nkatha yaa isna sheegay inay dhankooda aad ugu riyaaqeen arintan, maadaamo ay kordhinayso nabada guud ahaan waqooyiga dalkan kenya isla markaana ay wanaajin doonto xidhiidhka labada wadan. "dawlada itoobiya yaa markasta nagu eedeyn jirtay inaan mucaaradka oromada aan ka warhayno, gacansaarna la leenahay" yuu yidhi mudane Joshua.  


jabhada yaa iyadu dagaal ku jirtay illaa iyo 1973, inkasta oo ay qayb ka ahaayeen riditaankii dawladii dhergiga ee uu hogaanka u hayay mingistu, Balse ay qayb ka noqdeen dawladii kala guurka ahayd ee la dhisay 1991-kii, hadana durbadiiba khilaaf yaa soo kala dhex galay jabhadihii midoobey ee EPRDF iyo jabhada OLF.


Qomiyada Oromada ee ay jabhadani ku abtirsato yaa iyadu degta dhulka ugu balaadhan dalkan itoobiya, iyada oo dhanka  kale ee xadka kenyana u talowda. dawlada kenya yaa sheegtay inay markasta adkeyd inay kala saaraan jabhada iyo dadka oromada ah ee dega kenya maadaamo ay isku qowmiyad yihiin.


Xubnahan soo xarooday ee jabhada yaa sheegay tani tahay natiijada xidhiidh wada hadalo hoose oo intii dhawaanaha ahayd socday. dhanka kalena inaanay u baahnayn joogiitaanka xidhka iyo baadiyaha, balse ay doonayaan inay dadkooda kamid noqdaan, rajaynayaana in mudnaan gaar ah la siiyo.


Jabhada OLF ee oromada yaa baryahan danbe waxaa hadheeyey khilaaf in mudo ahba soo jiitamayay. kaas oo abuurmay kadib markii ay Dawlada Eriteriya kala dirtay maamulkii golaha fulinta, sameysayna maamul cusub oo iyada u hogaansan si toos ahna uga amar qaata.


somalistate kala soco wararka


 editor@somalistate.com

WARAR KALE
Sep 06 XUKUUMADA CUSUB EE DEEGAANKA SOMALIDA OO MAGACAWDEY WASIIRO IYO WASIIRO KU-XIGEENO
Sep 05 SHIRWEYNIHII SANADLAHA AHAA EE WAXBARASHADA DEEGAANKA SOMALIDA OO ARDEYDA LAGU GUDOONSIIYAY ABAAL-MARINO
Sep 04 MAGACAABIDA MADAXWEYNE KU-XIGEENKA ISMAAMULKA DEEGAANKA SOMALIDA & XUBNO KALE OO MASUULIYIIN AH.
Sep 04 WAREYSI LALA YEESHAY MADAXWEYNAHA CUSUB EE LOO DHAARIYAY ISMAAMULKA DEEGAANKA SOMALIDA
Sep 03 XUBNAHA CABINET-KA DAWLADA CUSUB EE ISMAAMULKA DEEGAANKA SOMALIDA OO LA ANSIXIYAY
 
ETHIOPIA: KING OF THE HORN (Aug 19, 18:01)
    ©2005 Somalistate.com  ®All rights reserved.       Designed by Somalistate