Bogga Hore ku noqo
Somaliherald
CakaaraNews
Xaajo
Kilil5
Eegga
Ogaden-online
Ogadennet
Wabishabeele
Afdheer
Somaliwide
Ogadeninfo
Qorahay
Qabridaharre
Jigjiga-net
Dhanaan
Wardheernews
BBCSoomaali
VOASomali
Goldogob
Hiiraan
HornAfrik Online
Horseednet
Radio Daljir
Radio Garowe
Radio Midnimo
RamaasSoftware
Laascaanood
MasjidShaafici
Marka Caday
Mudug Online
Puntlandpost.com
SomaliCity
Somalilandnet
Somalinet
Somalitalk
Allpuntland
Somaliweyn
Wayaha.com

 

 

 

 

 
MADAXWEYNAHA DALKA FARANSIISKA NICOLAS SARKOZY OO BOOQASHO GAABAN KU TAGAY WADANKA DJABUUTI
Posted to the Web Jan 20, 17:05

MADAXWEYNE SARKOZY & MADAXWEYNE GEELEMadaxweynaha Faransiiska Nicolas Sarkozy oo booqasho gaaban ku tagay Djibouti ayaa madaxda dalkaasi u sheegay in Faransiisku uu sii wadi doono taageerrada dhaqaale ee uu Djibouti siiyo.


Nicolas Sarkozy wuxuu kulan la qaatay madaxweyne Geelle iyo madaxda Djibouti, isagoo u sheegay in France ay barbar taagan tahay kana shaqeynayso xasiloonida iyo ammaanka Djibouti, wuxuuna sheegay in dib ay u eegi doonaan heshiisyadda gaashaandhiga ee labada dal ka dhaxeeya.


Sarkozy wuxuu sheegay in France ay ka mid ahayd wadamadii taageeray qaraarkii golaha amniga ee Qaramada Midoobay kaasoo lagu canbaareynayay weerarkii Eritrea ay ku qaaday xadka kala dhexeeya Djibouti,


Sarkozy, wuxuu carabka ku dhuftay in France ay taageersan tahay dadaalka Djibouti ee lagula dagaallamayo burcad-badeedda


Madaxweynaha Faransiiska Sarkozy waxaa garoonka diyaaradaha ku sii sagootiyay Madaxweynaha Djibouti Ismacil Cumar Geelle.


 


Source ...... SomaliVOA

WARAR KALE
Sep 06 XUKUUMADA CUSUB EE DEEGAANKA SOMALIDA OO MAGACAWDEY WASIIRO IYO WASIIRO KU-XIGEENO
Sep 05 SHIRWEYNIHII SANADLAHA AHAA EE WAXBARASHADA DEEGAANKA SOMALIDA OO ARDEYDA LAGU GUDOONSIIYAY ABAAL-MARINO
Sep 04 MAGACAABIDA MADAXWEYNE KU-XIGEENKA ISMAAMULKA DEEGAANKA SOMALIDA & XUBNO KALE OO MASUULIYIIN AH.
Sep 04 WAREYSI LALA YEESHAY MADAXWEYNAHA CUSUB EE LOO DHAARIYAY ISMAAMULKA DEEGAANKA SOMALIDA
Sep 03 XUBNAHA CABINET-KA DAWLADA CUSUB EE ISMAAMULKA DEEGAANKA SOMALIDA OO LA ANSIXIYAY
 
ETHIOPIA: KING OF THE HORN (Aug 19, 18:01)
    ©2005 Somalistate.com  ®All rights reserved.       Designed by Somalistate