Bogga Hore ku noqo
Somaliherald
CakaaraNews
Xaajo
Kilil5
Eegga
Ogaden-online
Ogadennet
Wabishabeele
Afdheer
Somaliwide
Ogadeninfo
Qorahay
Qabridaharre
Jigjiga-net
Dhanaan
Wardheernews
BBCSoomaali
VOASomali
Goldogob
Hiiraan
HornAfrik Online
Horseednet
Radio Daljir
Radio Garowe
Radio Midnimo
RamaasSoftware
Laascaanood
MasjidShaafici
Marka Caday
Mudug Online
Puntlandpost.com
SomaliCity
Somalilandnet
Somalinet
Somalitalk
Allpuntland
Somaliweyn
Wayaha.com

 

 

 

 

 
XARUNTA ISMAAMULKA SOMALIDA EE JIGJIGA, OO MARTI-GALISAY MAALINTA XOOLO-DHAQATADA EE ITOOBIYA .. By VOA
Posted to the Web Jan 25, 11:20


Madaxda Federalka ee Ethiopia ayaa ku sugan magaalada Jigjiga oo u dabaaldegaysa Maalinta Xoolodhaqatada.



Ismaamulka Soomaalida ee Ethiopia ayaa maanta looga dabaaldegay Maalinta xoolodhaqatada.



Munaasabadan oo looga dabaaldego dalka Ethiopia ayaa sanadkan loo doortay magaalada Jigjiga in ay martigaliso.



Waxaana ka soo qaybgalay Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha Ethiopa, iyo madaxda 9ka dawlad goboleed ee Ethiopia.



Afhayeen u hadlay Ismaamulka Soomaalida ee Ethiopia oo lagu magacaabo Guuleed Casoowe ayaa VOAda u sheegay in odayaasha dhaqanka ee Soomaalida Ethiopia ay kulamo la yeesheen  Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Meles Zenawi iyaga oo kala hadlay sidii ay dawladda Federalka ee Ethiopia ay wax ugu qaban lahayd dadka ku nool Ismaamulka.



Source .... SomaliVOA

WARAR KALE
Sep 06 XUKUUMADA CUSUB EE DEEGAANKA SOMALIDA OO MAGACAWDEY WASIIRO IYO WASIIRO KU-XIGEENO
Sep 05 SHIRWEYNIHII SANADLAHA AHAA EE WAXBARASHADA DEEGAANKA SOMALIDA OO ARDEYDA LAGU GUDOONSIIYAY ABAAL-MARINO
Sep 04 MAGACAABIDA MADAXWEYNE KU-XIGEENKA ISMAAMULKA DEEGAANKA SOMALIDA & XUBNO KALE OO MASUULIYIIN AH.
Sep 04 WAREYSI LALA YEESHAY MADAXWEYNAHA CUSUB EE LOO DHAARIYAY ISMAAMULKA DEEGAANKA SOMALIDA
Sep 03 XUBNAHA CABINET-KA DAWLADA CUSUB EE ISMAAMULKA DEEGAANKA SOMALIDA OO LA ANSIXIYAY
 
ETHIOPIA: KING OF THE HORN (Aug 19, 18:01)
    ©2005 Somalistate.com  ®All rights reserved.       Designed by Somalistate