Bogga Hore ku noqo
Somaliherald
CakaaraNews
Xaajo
Kilil5
Eegga
Ogaden-online
Ogadennet
Wabishabeele
Afdheer
Somaliwide
Ogadeninfo
Qorahay
Qabridaharre
Jigjiga-net
Dhanaan
Wardheernews
BBCSoomaali
VOASomali
Goldogob
Hiiraan
HornAfrik Online
Horseednet
Radio Daljir
Radio Garowe
Radio Midnimo
RamaasSoftware
Laascaanood
MasjidShaafici
Marka Caday
Mudug Online
Puntlandpost.com
SomaliCity
Somalilandnet
Somalinet
Somalitalk
Allpuntland
Somaliweyn
Wayaha.com

 

 

 

 

 
DAGAAL CULUS OO KA DHACAY AAGGA GODEY YAA SABABAY KHASAARE DHIMASHO IYO DHAAWAC
Posted to the Web Jan 29, 22:53

Xarunta Godey ee deegaanka ismaamulka somalida yaa laga soo sheegayaa inuu ka dhacay dagaal culus oo dhex maray maamulka godey iyo koox kamid ah jabhada ONLF, dagaalkan yaa sababay khasaare laxaad leh oo dhimasho iyo dhaawac isugu jira.


Dagaalkan yay wararku sheegayaan inuu ka dhacay aagga haarweyn oo ka tirsan deegaanka godey. khasaaraha dhimasho ee soo gaadhey maamulkii godey iyo maleeshiyaadkii la socday yaa lagu soo waramayaa inay dhantahay 8-qof, halka dhaawacana lagu waramayo 6-qof. dhanka jabhada ONLF yaan iyada wali la ogayn khasaaraha dhimasho iyo dhaawac inta uu dhan yahay.


kala soco somalistate wixii kasoo kordha wararkan


editor@somalistate.com



 

WARAR KALE
Sep 06 XUKUUMADA CUSUB EE DEEGAANKA SOMALIDA OO MAGACAWDEY WASIIRO IYO WASIIRO KU-XIGEENO
Sep 05 SHIRWEYNIHII SANADLAHA AHAA EE WAXBARASHADA DEEGAANKA SOMALIDA OO ARDEYDA LAGU GUDOONSIIYAY ABAAL-MARINO
Sep 04 MAGACAABIDA MADAXWEYNE KU-XIGEENKA ISMAAMULKA DEEGAANKA SOMALIDA & XUBNO KALE OO MASUULIYIIN AH.
Sep 04 WAREYSI LALA YEESHAY MADAXWEYNAHA CUSUB EE LOO DHAARIYAY ISMAAMULKA DEEGAANKA SOMALIDA
Sep 03 XUBNAHA CABINET-KA DAWLADA CUSUB EE ISMAAMULKA DEEGAANKA SOMALIDA OO LA ANSIXIYAY
 
ETHIOPIA: KING OF THE HORN (Aug 19, 18:01)
    ©2005 Somalistate.com  ®All rights reserved.       Designed by Somalistate