Bogga Hore ku noqo
Somaliherald
CakaaraNews
Xaajo
Kilil5
Eegga
Ogaden-online
Ogadennet
Wabishabeele
Afdheer
Somaliwide
Ogadeninfo
Qorahay
Qabridaharre
Jigjiga-net
Dhanaan
Wardheernews
BBCSoomaali
VOASomali
Goldogob
Hiiraan
HornAfrik Online
Horseednet
Radio Daljir
Radio Garowe
Radio Midnimo
RamaasSoftware
Laascaanood
MasjidShaafici
Marka Caday
Mudug Online
Puntlandpost.com
SomaliCity
Somalilandnet
Somalinet
Somalitalk
Allpuntland
Somaliweyn
Wayaha.com

 

 

 

 

 
GUDOOMIYAHA URURKA XISBUL ISLAM EE DALKA SOMALIYA SHEEKH XASAN DAAHIR AWEYS OO EEDEEYAY URURKA AL-SHABAAB
Posted to the Web Feb 02, 22:40

Guddoomiyaha ururka Xisbul Islaam ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada Muqdishu kaga hadlay sida uu u arko ku biiriddii uu ururka Al-Shabab ku biiray ku xigeenkiisa ahna madaxii kooxda Raaskaambooni Sheekh Xasan Turki.


Guddoomiyaha Ururka Xisbul Islam Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa si kulul u cambaareeyey ku biiriddii uu ku xigeenkiisa, Sheekh Xasan Cabdullaahi Xirsi “Sheekh Xasan Turki” uu ugu biiray ururka Al-Shabab.

Sheekh Xasan Daahir Aweys waxa uu tallaabadaasi ku tilmaamay arrin shakhsi ah, waxana uu ku eedeeyey ururka Al-Shabab inay jebiyeen heshiis ay hore u wada gaareen oo ahaa, waa sida uu hadalka u dhigaye, “inaan dadka la isku dirin la iskana bililiqaysan”.


Hadalkan ayaa Sheekh Xasan Daahir Aweys uu ka sheegay shir jaraa'id oo uu maanta ku qabtay magaalada Muqdishu.


Xigasho...... SomaliVOA 

WARAR KALE
Sep 06 XUKUUMADA CUSUB EE DEEGAANKA SOMALIDA OO MAGACAWDEY WASIIRO IYO WASIIRO KU-XIGEENO
Sep 05 SHIRWEYNIHII SANADLAHA AHAA EE WAXBARASHADA DEEGAANKA SOMALIDA OO ARDEYDA LAGU GUDOONSIIYAY ABAAL-MARINO
Sep 04 MAGACAABIDA MADAXWEYNE KU-XIGEENKA ISMAAMULKA DEEGAANKA SOMALIDA & XUBNO KALE OO MASUULIYIIN AH.
Sep 04 WAREYSI LALA YEESHAY MADAXWEYNAHA CUSUB EE LOO DHAARIYAY ISMAAMULKA DEEGAANKA SOMALIDA
Sep 03 XUBNAHA CABINET-KA DAWLADA CUSUB EE ISMAAMULKA DEEGAANKA SOMALIDA OO LA ANSIXIYAY
 
ETHIOPIA: KING OF THE HORN (Aug 19, 18:01)
    ©2005 Somalistate.com  ®All rights reserved.       Designed by Somalistate