
SAWIRKA KOWAAD: Madaxwayne Cabdi Maxamed Cumar u soo dhawayanya safiir Donald, garoonka diyaaradaha ee Jigjjiga.

SAWIRKA LABAAD: Safiirka oo u kuurgalaya suuqa xoolaha ee Jigjjiga isaga oo la hadalaya qaar ka mid ah ganacsatada xoolha.

SAWIRKA SADEXAAD: safiirka iyo qaar ka mid ah wafdigiisa oo kormeeray cunto loo qaybinayo dad ay abaaruhu saameeyeen oo ku dhaqan Godey

SAWIRKA AFARAAD: Danjire Donald iyo qaar ka mid ah madaxda gobolka Godey oo dhagaysanaya duqayda Godey.
editor@somalistate.com